Marka aad tagto somaliya waxaa arkeynaa waxyaalo badan oo kaa yaabiya ugu horeyn marka aad ka degto garoonka diyaaradaha waxaa dareemeysaa in aad soo gashay meel fowdo ah dumarka iyo raga ka shaqeya airport adan cade kama muuqato qibrad shaqo waxaa intaas sii dheer is dhexyaaca meesha yaal oo aad u maleyneyso in aad soo gashay suuqa xoolaha lagu kale iibsado nidaam darada ka jirta.
Waxaa intaas sii dheer dhaliyaro u yar yar oo qaarkood la rabay in ay school aadan ayaa ku arkeysaa airport marka aan sii weydiiyey dadka waxey ii sheegeen kuwa si qooto qooto u soo galay meesha ka sokow in dhaliyaradaas intooda badan ay dhaleen saraakiil dowlada ka tirsan aniga ma aqaan sababta ku kaliftay in ay yimaadaan la soco wax ka jira banaanka airport iyo magaalda intii aan joogay 4 week oo la yaab leh
No comments:
Post a Comment