Marka aad tagto somaliya waxaa arkeynaa waxyaalo badan oo kaa yaabiya ugu horeyn marka aad ka degto garoonka diyaaradaha waxaa dareemeysaa in aad soo gashay meel fowdo ah dumarka iyo raga ka shaqeya airport adan cade kama muuqato qibrad shaqo waxaa intaas sii dheer is dhexyaaca meesha yaal oo aad u maleyneyso in aad soo gashay suuqa xoolaha lagu kale iibsado nidaam darada ka jirta.
Waxaa intaas sii dheer dhaliyaro u yar yar oo qaarkood la rabay in ay school aadan ayaa ku arkeysaa airport marka aan sii weydiiyey dadka waxey ii sheegeen kuwa si qooto qooto u soo galay meesha ka sokow in dhaliyaradaas intooda badan ay dhaleen saraakiil dowlada ka tirsan aniga ma aqaan sababta ku kaliftay in ay yimaadaan la soco wax ka jira banaanka airport iyo magaalda intii aan joogay 4 week oo la yaab leh
issa ali
Saturday, 24 February 2018
Friday, 11 November 2016
Doorshada dadban yey Dan ugu jirtaa
Somalia waxaa ka bilowday wax ay ugu yeereen doorashada dadban erey bixinta ereyga ' dadban' wàa erey la mid ah qalooc ama wax aan toos ney. Hadaba marka aad fiirso ereyga as loogu yeeray doorashada 2016 waxaa kuu soo baxaya in wax badan qaldan yihiin aniga oo la yaabnaa ererygaas ayaan hadana waxaan maalin waliba tvyada iyo webside yada somalida ka aragnaa dad u badan wax garad haween odey dhaqameedyo cabasho ka muujinayo sida ay wax u socdaansocdaa naa leh xaqeena ayaa nala duub siiyey. Lacag ayaa la dhiibayaa etc.
Isku soo duub hadii shalay 4.5 la lahaa wàa xal ee xaq ma aha a maxaa maanta diidayo in doorshada dadban wax loogu yeeray ay Dan u tahay group ama koox dhaqan maafiya leh
Issa ali
Thursday, 8 March 2012
Tuesday, 7 June 2011
Codsi Deeq LAcageed Jaamacada B/weyne
Waxaa halkan codsi looga soo gudbinayaa dhamaan beesha oo dhan in ay gacan ka geystaan dhismaha jaamacada b/weyen oo qabyo ah wixii taakuleyn ah fadlan nala soo xiriir si aan kuugu sheegno halka aad u diri laheyd lacag iyo faahfaahin buuxda
mahadsanidiin
mahadsanidiin
Subscribe to:
Posts (Atom)
