Friday, 11 November 2016

Doorshada dadban yey Dan ugu jirtaa

Somalia waxaa ka bilowday wax ay ugu yeereen  doorashada dadban erey bixinta  ereyga ' dadban' wàa erey la mid ah qalooc ama wax aan toos ney. Hadaba marka aad fiirso ereyga as loogu yeeray  doorashada 2016 waxaa kuu soo baxaya  in wax badan qaldan yihiin aniga oo la yaabnaa  ererygaas  ayaan hadana waxaan maalin waliba tvyada iyo webside yada somalida  ka aragnaa dad u badan wax garad haween odey dhaqameedyo  cabasho  ka muujinayo sida ay wax u socdaansocdaa naa leh xaqeena  ayaa nala duub siiyey. Lacag ayaa la dhiibayaa etc.
Isku soo duub hadii shalay 4.5 la lahaa wàa xal ee xaq ma aha a maxaa maanta diidayo  in doorshada  dadban wax loogu  yeeray ay Dan u tahay group ama koox dhaqan  maafiya  leh
Issa ali

No comments:

Post a Comment